Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan, waxaana marti ku ah; Maxamed Cabdi Cali, oo ah madaxa qeybta Xuquuqda Caruurta ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya Nuur Bukhaari.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan