Wicitaanka Dhageystaha: Xaggee ayuu marayaa dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab?

Bilihii lasoo dhaafay waxaa Soomaaliya ka socday dagaal ka dhan ah maleeshiyada Al-shabaab, iyada oo ciidmada dowladda Federaalka oo kaashanayaa dadka deegeenka ay maleeshiydan ka xoreeyeen magaalooyin iyo deegaanno istiraatiiji ah.

Haddaba xagee marayaa dagaalka ka dhan ah Al-shabaab? Wasiirka ku xigeen wasaaradda warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Al-cadaala ayaa faahfaafin ku bixinaa barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxaana soo diyaariay soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha.mp3