Wicitaanka: Jawaahir Daahir, guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Soomaalida

Marwo Jawahir Dahir oo abaalmarin ka guddoomeysa Ra'iisul Wasaare Xamza Abdi Barre.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah Jawaahir Daahir, oo ah guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Soomaalida, oo la aas-aasay 10 sano ka hor. Waxay ka hadleysaa waxa u qabsoomay 10-ka sano iyo hiigsigooda 10-ka sano ee soo socda.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka: Jawaahir Daahir, guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Soomaalida