Wicitaanka: Khilaafka siyaasadeed ee hareeyey Soomaaliya

Xasan Sheekh iyo madax goboleedyada

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada, si gaar ahna Jubaland iyo Puntland. Waxaa marti ku ah Mahad Waasuge oo ah agaasimaha xarunta daraasaadka ee Somali Public Agenda.

Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka: Khilaafka siyaasadeed ee hareeyey Soomaaliya