Xaaladda 26-ka dal ee ugu saboolsan dunida oo ka sii dareysa

26-ka waddan ee adduunka ugu saboolsan, oo ay ku nool yihiin 40% dadka uu faqriga dilooday, ayaa lagu leeyahay dayntii ugu badneyd tan iyo 2006-dii.

Tani waxay sii xoojisay u nuglaashiyahooda dhinaca musiibooyinka dabiiciga ah, sidaasina waxaa lagu sheegay warbixin cusub oo uu soo saaray Bankiga Adduunka.

Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan inoo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda 26-ka dal ee ugu saboolsan dunida oo ka sii dareysa