Xaaladda nafaqo-darrida carruurta Waqooyi Bari Kenya oo kasii dartay

Xarumaha caafimaadka Gaarissa ee Waqooyi-Bari Kenya ayaa la tacaalaya kumannaan carruur ah oo nafaqo-darro la il-daran, waxaana carruurtan laga kala keenay dhulka miyiga ah.

Maamulka Garissa ayaa sheegay in carruur ay tiradoodu 30-kun kor u dhaafeyso ay la liitaan nafaqo-darro, kuwaas oo haddii aan si degdeg ah loo nafaqo-celinin qarka u saaran cudurro kale amaba geeri.

Warbixintan waxaa Dhadhaab ka soo diray weriyaha VOA-da Cabdiweli Cabdi Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda nafaqadarrida caruurta Waqooyi Bari Kenya.mp3