Xaaladda qaxootiga cusub ee Xagardheer oo laga dayrinayo

Odayasha iyo waxgaradka xerada qaxootiga Xagardheer oo tirsan xeryaha Dhadhaab ayaa ka dayrinaya nolosha qoysaska dhaawan-galka ah ee ku suugan xerada.

Qoxootigan cusub ayaan weli helin kaarka rasmiga ah ee qaxootiga iyo boonnada raashinka toona.

Caawil Xusseen Yarow oo ka mid ah waxgaradka xerada xagardheer ayaa u warramay weriyaha VOA Aadan Cabdi Cabdillaahi.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda qaxootiga cusub ee Xagardheer oo laga dayrinayo