Istanbul —
Dalka Turkiga, magaalada Istanbul, sida ay qorayaan warbaahinta dalkaasi waxaa lagu diley gabar Soomaali ah oo dalkaasi uga soo dalxiis tagtay waddanka UK, waxaana siida ilo wareedyo ay VOA u xaqiijiyeen ay boolisku dilka gabadhan u qabteen ninkeeda.
Haddaba, aragtida Soomalida ee dilka gabadhaasi dalka Turkiga ayaa Sahra Cabdi Axmed khadka Istanbul kula xiriirtay Maxamed Cabdulaahi oo ah ganacsade.
Your browser doesn’t support HTML5