Xamza oo dagaalka Al-Shabaab ku qeexay mid nabad lagu raadinayo

Xamza

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in nabad raadinta uu qeyb ka yahay dagaalka ay isaga horjeedaan dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab.

Ra’iisul Wasaaraha, oo ka hadlay kulan ka dhacay Muqdisho, ayaa dhinaca kale sheegay inay nabad galin doonaan qofkii kasoo laabta fakarka khaldan, dadkiisana nabad galiya.

Waxaa faah-faahinaya Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Xamza oo dagaalka Al-Shabaab ku qeexay mid nabad lagu raadinayo