Xarunta Akadeemiye-goboleedka Afsoomaaliga (AGA) oo laga furay Muqdisho

Daahfurka Xarunta Akadeemiye-goboleedka Afsoomaaliga (AGA)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelleh oo ilaa iyo shalay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Akadeemiye-goboleedka Afsoomaaliga (AGA) oo laga dhisay magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale, madaxweyne Geelle ayaa khudbad ka horjeediyay Golaha Baarlamanka Soomaaliya. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Xarunta Akadeemiye-goboleedka Afsoomaaliga (AGA) oo laga furay Muqdisho