Xasan Sheekh oo sheegay in ay ka go'an tahay doorasho qof iyo cod ah

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay dhowaan siin doonaan fursadad ay codadkooda ku dhiibtaan, dalkana ay gaarsiin doonaan doorasho qof iyo cod dhammaadka muddo xileedkiisa.

Falanqeeyeyaasha ayaa qaba in muddada u harsan madaxweyne Xasan Sheekh ay adag tahay in lagu gaaro doorashada qof iyo cod ah, haddii aan la dhameynin arrimo muhiim oo horyaalla maamulkiisa.

Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa noo diyaariye Cabduqlaadir Maxamed Mursal Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Xasan Sheekh oo sheegay in ay ka go'an tahay doorasho qof iyo cod ah