Xatooyada baabuurta oo ku soo badanaya magaalada Toronto

Dalka Canada, gaar ahaan gobolka Ontario oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan ee dalkaas ayaa sanadahan laga cabanayaa xatooyo loo geysanayo gawaarida.

Laamaha ammaanka ayaa arrinkaas u xil saaray ciidan gaar ah, kuwaasi oo marar kala duwan soo xiray tobannaan qof oo lala xiriirinayo xadista gawaarida.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Xatooyada baabuurta oo ku soo badanaya magaalada Toronto