Xeer ilaaliyaha qaranka oo ka hadlay is-rasaaseyntii Xabsiga Dhexe

Suleymaan

Xeer ilaaliyaha guud ee qaaranka Soomaaliya Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa wax aan la qbali karin ku tilmaamay shaqaadadii ka dhacday gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho, taasoo maxaabiis ku xirnaa jeelka ay isku dayeen inay ka baxsadaan.

Xeer ilaaliyaha ayaa madaxda xabsiga iyo talieyasha ka dalbaday baaritaan iyo wrabixin dhacadaadi ku saabsan.

Dhinaca kale gudoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in dalka ay ka jirto xabsi la’aan.

Cabdulqaadir Maxamed Samakaab ayaa warbixin arrinkaasi ku saabsan noo diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Xeer ilaaliyaha qaranka oo ka hadlay is-rasaaseyntii Xabsiga Dhexe