Xiisadda Marinka Baabul Mandeb oo saameysay Geeska Afrika

Xiisadda ka taagan Marinka Baabul Mandeb iyo guud ahaan Badda Cas ayaa saamayn xooggan ku yeelatay ganacsigii shidaalka iyo dhaq-dhaqaaqa ganacsiga guud ee caalamka.

Waxay si gaar ah ay saamaynta ugu badan ku yeelatay wadamada Geeska Afrika oo ganacsigoodu uu ku tiirsan yahay dhaq-dhaqaaqa Marinka Baabul Mandeb.

Marinka Baabul Mandeb ayaa sidoo kale muhiim u ah dhaq dhaqaaqa gaadiidka badda ee caalamka.

Warbixintan waxaa arrimahaasi ku eegaya Khadar Maxamuud Xareed oo Nairobi kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Xiisadda Marinka Baabul Mandeb oo saameysay Geeska Afrika