Xiisadda siyaasadeed ee Somaliland oo kasii dartay

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay marnaba xidhin albaabada wadahadalka kadib markii mucaaradka ay sheegeen inaysan madaxweyne u aqoonsaneyn Muuse Biiixi Cabdi.

Dhankale mucaaradka ayaa iyaguna eedo cusub ujeediyay xukumada Somaliland.

Sagal Mustafe Xasan ayaa warbixintan inoo soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Xiisadda siyaasadeed ee Somaliland oo kasii dartay