Xildhibaanada cusub ee Soomaaliya oo maanta la dhaariyey
Xildhibaanada cusub ee Soomaaliya
Muqdisho —
Xubnaha labada Aqal ee Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta lagu dhaariyay xaflad ka dhacday Teendhada Afisyooni ee xaruntii hore ee ciidanka Cirka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Dhaarinta xildhibaanada cusub ayaa ka dhigan in hadda baarlamanku uu leeyahay hay’ad sharci-dejin oo cusub, oo go’aan ka garai karta arrimaha aas-aasiga ah ee dalka.
Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan inoo soo dirtay.
Your browser doesn’t support HTML5
Xildhibaanada cusub ee Soomaaliya oo maanta la dhaariyey