Xiriirka ganacsatada Somaliland iyo Turkiga oo xoogeystay

Rugta ganacsiga ee Somaliland ayaa ka hadashay xiriirka ganacsi ee ka dhexeeya ganacsatada Somaliland iyo Turkiga.

Waxay tilmaameen in sanadkii hore lacag ku dhow 140 milyan oo dollar ay suuqyada ganacsiga wax kaga soo iibsadeen Turkiga sida uu sheegay Jamal Caydiid oo ah Gudoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Xiriirka ganacsatada Somaliland iyo Turkiga oo xoogeystay