London —
Hogaamiyaha Xibsiga Mucaaradka Britain Keir Starmer ayaa sheegay in uu tallaabadii ku habooneyd ka qaadey xubin ka mid ah xisbigiisa oo la yidhaahdo Azhar Ali kaddib markii uu qoraal ku muday dadka Yuhuuda ah iyo Israel.
Mas’uulkan ayaa la hakiyey xubinimadiisii xisbigaasi. Warbixin ku saabsan sheekadan waxa magaalada london kasoo wariyaha VOA Cabdixaafid Caawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5