Xisbiyada siyaasadda Sudan oo ku heshiiyey awood qeybsi siyaasadeed

General Abdel Fattah al-Burhan 

Axsaabta siyaasadda ee dalka Sudan ayaa saxiixay hindise dalka looga gudbinayo xiliga kala guurka ah, waxaana heshiiska ay kala saxeexdeen uu qorayaa in hanaanka awoodda ay wadaagaan rayidka iyo militariga dalkaasi.

Warbixintan waxaa magaalada Qaahira kasoo diray wariyaha VOA-da ee dalka Masar, Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Xisbiyada siyaasadda Sudan oo ku heshiiyey awood qeybsi siyaasadeed