Muqdisho —
Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate (SJS) Cabdalla Axmed Muumin oo maalmahan u xirnaa dowladda Soomaaliya ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla Muqdishu.
Hay’adaha u dooda xuquuqda wariyeyaasha ayaa cambaareeyey xarigan.
Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa arrintan ka wareystay Hanad Cali Guuleed oo ah Xoghayaha tababarrada ee SJS, kuna sugnaa maxkamadeyntii Cabdalla Muumin ee maanta. Waxaana uu ugu horreyn weydiiyay sidii ay u dhacday doodda maxakammada.
Your browser doesn’t support HTML5