Xogta safarka Xasan Sheekh ee Galmudug iyo qorshaha dagaalka

Xasan Sheekh

Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay tegey degmooyinka Xarardheere iyo Ceeldheer oo ka mid ah meelihii laga xoreeyey maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Magaalooyinkan ayaa hadda ah kuwo go’doon ah oo ay adag tahay in lagu tago safar dhulka ah.

Haddaba ujeedka booqashadan iyo qorshaha tuulooyinka ku xeeran magaalooyinkan looga saarayo Al-Shabaab waxaa inoo heysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Xogta safarka Xasan Sheekh ee Galmudug iyo qorshaha dagaalka