Yaa maamula doorashooyinka Mareykanka?

Marka la eego doorashooyinka dunida, waddamadu waxay leeyihiin guddiyo doorasho oo heer qaran ah, laakiin si ka duwan, dalka Maraykanka, doorashooyinka qaranka waxa soo qaban-qaabiya dawlad-goboleedyada.

Waxay leeyihiin 50 hab oo kala duwan oo lagu diwaan-gelinayo cod-bixiyayaasha iyo go'aaminta sida iyo goorta ay cod-bixiyayaashaas u baxayaan goobaha cod-bixinta.

Warbixin ay VOA-du arrintan ka qortay waxaa inoo soo jeedinaya Ibraahim Xassan Garabeey Daandureey.

Your browser doesn’t support HTML5

Yaa maamula doorashooyinka Mareykanka?