Waddamada Jabuuti iyo Eritrea ayaa saxeexay heshiis horudhac ah oo ay ku ballan-qaadayaan in dawladda Qatar ay dhex-dhexaadiso
C/qaasim Salaad Xasan, Madaxweynihi hore ee Somalia ayaa ugu baaqay Shariif iyo Sharma'arke inay ku dhaqmaan axdigii ay ku soo dhaarteen
Todobaadkan waxaan ku eegaynaa madaafiicda iyo qaraxyadii ay dadku ku dhinteen ee ka dhacay masaajidka Muqdisho. Yaa ka mas'uul ahaa?
Madaxweyne Obama ayaa marti galinaya shir caalami ah oo looga hadlayo hubka nukleerka iyo inaan hubkaasi galin gacmaha argagixisad
Dalka Sudan waxaa maanta ka bilowday doorashooyinkii ugu horeeyay ee ay ka qeybgalaan xisbiyo fara badan ku dhawaad 25 sanandood.
Burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya ayaa qabsaday markab kale oo xamuul oo ka diiwaan gashan Jasiiradaha Seychelles.
Barnaamijka waxaan ku eegaynaa kororka iyo saamaynta afduubka loo geysto maraakiibta, gaar ahaan doonyaha ganacsiga u sida Somalia.
Barnaamijka todobaadkan waxaa uu falanqaynayaa dood ka soo dhexbaxaysa Barlamaanka oo ku saabsan muddada xukuumadda dowladda KMG.
Prof Axmed Muumin Warfaa oo la taliye sare u ahaa Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa sheegay inuu is-casilay.
Dowladda Mareykanka ayaa iska fogeysay eedaymo loo soo jeediyay oo ku saabsan inay siyaasadaynayso gargaarka Somalia
Mid ka mid ah burcad-badeedda afduubka u haysta lamaanaha British-ka ayaa diiday baaqyada dalbanaya siideynta lamaanahaasi.
Barnaamijka waxaan todobaadkan ku falanqeynaynaa muranka ka dhextaagan shirguddoonka golaha guurtida ee Somaliland.
Saleeban Colaad Rooble wuxuu ka tirsanaa guddigii fulinta ee SAMO/SSA. 2004 wuxuu noqday xildhibaan, 2009-na waxaa loo doortay wasiir.
Gen Maxamed Nuur Galaal ayaa sheegay inuu khibradiisa ciidan uu ku biirinayo dagaalka ururka Ahlu-Sunnah uu kula jiro ururka Al-shabaab.
Waa barnaamij kooban oo aan ku eegayno sanad kadib doorashadda Sh. Sharif loo doortay madaxweynaha Somalia
Ciidamada Boliska Kenya ayaa xalay mar kale Nairobi ku qabqabtay Soomaali ay ku jiraan xidlhibaanno baarlamaanka ka tirsan
Wasiirka Arr. Dibeda Axmed Jangali ayaa ka codsaday Kenya inay kala soocdo dadka ay qabanayso. Xisbul-Islam iyaguna way canbaareeyeen
Ciidamada amniga Kenya ayaa xalay qabqabtay dad Somali oo ay ku jiraan ku dhawaad 20 Xildhibaanno Somaliya iyo Gen Maxamed Nuur Galaal
Dowladda Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday inay siinayso kharashka ku baxaya wasaarradaha ugu muhiimsan dowladda Somalia
Waa xubin gaar ah oo aan ku eegayno cabista sigaarka. Waxaana ka sheekaynaya qaar ka tirsan dadka sigaarka caba iyo dhakhtar Soomaali ah
Kuwo kale