Qeyb kale oo ka mid ah sida gabyaagu uu ugu baroorto tixo iyo maanso hadba hal doorka iyo qofka magaca ku leh bulshada ee geeriyooda, gaar ahaan gabayadii loogu baroortay Suldaan Yuusuf Cali ( Keena Diid)
Tixihii Gabyaaga qaar ka mid ah Gabyaaga Somaliyeed, gaar ahaan kuwa ay ugu baroordiiqaan dadka ka geeriyooda bulshadooda ee magaca ku dhex lahaa.
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha todobaadkan waxaanu idiinku soo gudbin doonno qeyb kale oo ka mid ah taxane ku saabsan dhaqankii ay Soomaalidii hore ka sameysatey habka mudan in ay u wada dhaqmaan dadka xididnimadu ay dhex-marto, waana qeybtii 10aad ee taxanahaasi.
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadkan waxa aad ku maqli doontaan qaybtii 4aad ee qaar ka mid ah tixihii ay maansayahanadii Soomaalidu gabowga kaga calaacaleen.
Baranaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay hees ciyaareedii haanta lagu magacaabi jiray ee lixdankii sano ee u danbeeyey dal-weynaha Soomaaliyeed ka sii baaba'aysay.
Barnamaijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qeyb kale oo ka mid ah maansada fariinta ah arartii uu gabyaaga soomaaliyeed ka hormarsiin jiray.
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee maantana waxa uu halkiisii ka sii ambaqaadayaa 'Hasha Gabay' iyo sheekooyinkii la xiriiray
Qoraaga Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali Idaajaa oo maantana noo haya qeyb kale oo ka mid ah sheekooyinkii ay suugaantu ku dhafneed ee aad uga bartaeen Barnaamijkayaga Dhaqanka.
Qoraaga Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali Idaajaa oo maantana noo haya qeyb kale oo ka mid ah sheekooyinkii ay suugaantu ku dhafneed ee aad uga bartaeen Barnaamijkayaga Dhaqanka iyo Hiddaha.
Waa qeybtii 32-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo ka haadlaysaa Warbaahinta Af-Soomaaliga ku hadasha iyo gefafkooda xagga afka ah