Adeegsiga maandooriyaha ayaa noqday mid dhibaato wayn ku haya dhallinyarada ku nool dalka Maraykanka. Inta badan dhallintan ayaa ah kuwo wali ku jira dusgiyada hoose, dhexe, iyo sare, iyadoo qaarkoodkna ay iskuulada isaga haraan ka dib marka uu adeegsiga mukhaadaraadka soo rito.