Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Waxbarashada guryaha lagu qaadanayo dalkan Maraykanka iyo howsha ay ku soo kordhisay waalidiinta Soomaalida.
Dhageyso Barnaamijka Haweeynka iyo Qoyska ee toddobaadkan oo ku saabsan xirista xarumaha waxbarashada ee dalka Marayka Mareykanka iyo sida ay qoysaska Soomaalida ula tacaalayaan carruurta guryaha loo soo diray.
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay haweenka Soomaliyeed ee qaxootiga ku ah Nairobi iyo Mumbasa ee ku shaqeysa iibinta Shaaha iyo Uunsiga
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xirfadda Cilmiga Teknoolajiyadda ee IT-ga. Waxa barnaamijka Marti ku ah oo Eng. Safiyo Axmed oo shirkadda Food Bank ee magaalada Columbus ee gobolka Ohio u qaabilsan amniga kumbuyuutarrada iyo in aan xoggta shirkadda la xadin.
Shabakadaha warbaahinta bulshada ayaa toddobaadkii la soo dhaafay waxaa la soo dhigay muuqaal vidiyow ah oo muujinaya gabar soomaaliyeed oo dacdarreysan oo ka cabaneysa in dad Soomaali ah ay dhibaato ugu geysteen nin u dhashay dalka Congo darteed, kaasoo ay u dhashay laba carruur ah.
Barnaamijka haweenka iyo qoyska oo ku saabsan cabsida dumarka uurka leh ay ka qabaan in ilmaha lagu qalo.
Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta ku eegi doonno cabashooyinka ku aaddan xuquuqda muwaaddinnimo ee Soomaalida Kenya.
Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska oo toddobaadkan ku saabsan magac bixinta carruurta Soomaalida ee waayadan oo aad uga duwan kii waayadii hore
Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo aanu ku eegeyno hannaanka loo marayo shaqaaleysiinta dhallinyarada kunka ah ee uu ballan qaaday Reysal wasaare Kheyre in laga shaqaaleysiin doono gobolka Banaadir.
Khubaradii iyo aqoonyahankii ka qayb galay kulanka sanadlaha ah ee dhowaan ka dhacay magaalada Boras ee dalka Sweden ayaa soo saarsy war-murtiyeed ka kooban toddobo qodob.
Barnaamijka haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxanu ku eegeynaa haweenka Soomaalida ah ee aasaay goobaha loogu adeego bulshada ee ku yaala dalkan Maraykanka.
Adeegyada dunidan ayaa waxaa inta badan kala wada aaladda Internetka taasoo laf dhabar u noqotay xitaa nolosha aasaasiga ah ee inta badan dadka ku nool dunidan sida telefoonada iyo combuyuutada.
Dooni siday tiradii ugu badneyd ee qaxooti ah ee ka yimaada dalka Yemen ayaa maanta soo soo gaaray dekedda magaalada Boosaaso, dadkan oo isugu jira Soomaali iyo Yemeniyin ayaa waxaa ka mid ah caruur, haween iyo dad waayeel ah.
Nin Soomaali ah ayaa dalka Norway shalay ku dilay xaaskiisa, kadibna booliska isku dhiibay. 6 caruur ah oo uu ninkani dhalay ayaa la sheegayaa inay la wareegtay dowladda Norway.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan oo ay ku jiraan waraaqaha aad noo soo dirsateen iyo suugaan maaweelo ah oo ay ku jiraan kuwa bisha barakaysan ramadaan.