Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Fartuumo Maxamed Kuusow oo ah macalimad wax ka dhigta dugsiyada sare ee dowladda ee magaalada Winsor ee gobolka Onterio ee dalka Canada. Fartuun waxa ay 18-kii sano ee la soo dhaafay dhigeysay maadada ingiriiska.
Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka, oo ay soo diyaarisay soona jeedineysa Casha Ibrahim Aden "Cuud" wuxuuna ku saabsanyahay soo rogaalcelinta burcad badeeda Soomaalida.
Barnaamijkan Faaqidaadda Toddobaadka ayaa waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku saabsan waxa dadka Soomaaliyeed, shicib iyo dowladba, ay qabsan karaan sanadkan hadda billowday ee 2015-ka.
Waa Barnaamijkii Hambalyada iyo Heesaha. Ibraahin Xasan Daandurey iyo Caasho Ibraahim Aadan ayaa inoo soo jeedinaaya. Waxaadna ku dhageysan doontaa, dhambaalada tahniyadaha aroosyada, dhalashada iyo heeso macaan oo aan ugu talagalnay barnaamijka.
Barnaamijka Hambalyada iyo heesaha ee toddobaadka waxaa ku jira heeso ka duwan kuwii aad toddobaadkii hore ku maqasheen barnaamijka
Hambalyada iyo Heesaha
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa ku jira heeso xul ah iyo waraaqaha aad soo dirsateen.
Waa mar kale iyo Barnaamijkii xiisaha lahaa ee Caweyska Washington oo todobaadkan ku saabsan qodobo faneed, heeso macaan iyo layaabka dunida.
Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qubanayaal xiiso badan iyo qaybtii 5-aad ee wareysiga abwaan C/laahi Xasan. Ganey
Barnaamijka caweyska waxaan idin ku haynaa qaybtii u dambeysay ee wareysiga Hiba Maxamed oo xiiso badan iyo qubanayaal.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qubanayaal xiiso leh iyo qaybtii 4aad ee Hiba Maxamed.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qayb 2-aad oo xiiso leh oo ku saabsan wareysiga fanaanadda Hiboa Maxmamed.