Wakiilka Midawga Afrika u qaabilsan Somalia Ambassador Maman Sidikou ayaa sheegay inuu ka xumaaday wararka ka imanaya gobolka Hiiraan kuwaas oo sheegaya in koox hubaysani ay weerareen isla markaana hor istaageen ciidamo ka tirsan AMISOM
Xaaladda magaalada Baraawe ayaa cakiran iyadoo ciidamada dawladda Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ay dul fahdiyaan magaalada. Goor hore oo saaka ahna, unug ka tirsna ciidanka ayaa tagay degaanka cirifka magaalada ee agagaarka Huteel Kolombus.
Magaallada Muqdishu waxaa dawladdu xirtay laba idaacadood oo madaxbannaan oo lagu kala magacaabo Kulmiye iyo Radio Simba. Idaacadahan ayaa VOA u sheegay in loo xiray inay sii daayeen warar la xiriira dilkii hoggaamiyhi ururka al-Shabab Axmed Godane
Hambalyada iyo Heesaha ee Toddobaadkan oo ay ku jiraan heesaha bisha barakaysan ee Ramadaan iyo kuwo kale.
Barnaamijka Hambalyada iyo heesaha oo ay ku jiraan heeso xiiso leh iyo waraaqihii aad soo dirsateen ee toddobaadkan ka bogta.
Hambalyada iyo Heesaha ee Toddobaadkan April 19, 2014
Barnaamijkii xiisaha lahaa ee aad wada sugeyseen ee Caweyska ayaa dhageystayaal waxaad todobaadkan ku maqli doontaan hal abuure Cabdixayi Cismaan Gaas iyo tixdiisa Dalxiis ee daltabyda ka hadleysa,
Dhageyso Barnaamijka Caweyska oo todobaadkan xiiso gaar ah leh, oo aad ku maqli doontaan qodobo idin xiisageliya.
Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qubanayaal xiise leh, iyo sidoo kale qayb kala oo ka mid ah wareysiga Mursal Muuse.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qubanayaal xiiso leh iyo qayb kale oo ka mid ah wareysiga Cawaale Aaden
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa sheekooyin xiiso leh iyo wareysiga fannaanka Cabdinuur Aadan Daljir.
Barnaamijka Caweyska ee todobaadkan waxaan idinku haynaa qubanayaal xiiso leh iyo qaybtii 5aad ee wareysiga Hiba Maxamed.
Allaha u naxariistee Abwaan Cabdullaahi Macalin Axmed "Dhoodaan" ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Harar ee dalka Ethiopia.
Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan kaga bogo qubanayaal xiiso leh iyo fanaanadda caanka ah ee Faadumo Duur oo Muqdisho joogta.
Barnaamijka caweyska ee toddobaadkan kaga bogo qubanayaal xiiso badan iyo qaybtii u dambeysay ee fanaanka Cabdullaahi Wehliye.
Barn.Caweyska Washington waxaan toddobaadkan idinku haynaa qubayaal jacayl iyo Fanaanka Cabdulahi Cabdi Weheliye oo marti ku ah qaybta dambe