WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan taariikh kooban oo ku saabsan fannaankii Maxamuud Xaaji Cali Gaaywarow
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan xiisaha fanka Banaadiriga oo uu Barnaamijka Caweyska uga warramayo wariyihii xariirin jiray riwaayadaha Banaadiriga, Maxamed Aweys (Boqorka Bartamaha).
Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan xiisaha fanka Banaadiriga oo uu Barnaamijka Caweyska uga warramayo wariyihii xariirin jiray riwaayadaha Banaadiriga, Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha).
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan qeyb kale oo ka mid ah wareysi uu Barnaamijka Caweyska siiyay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Senator Cismaan Abokar Dubbe.
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan qeyb kale oo ka mid ah wareysi uu Barnaamijka Caweyska siiyay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Senator Cismaan Abokar Dubbe
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaa ku marti ah Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya, haddana ka tirsan Aqalka Sare Senator Cismaan Abokar Dubbe.
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan. Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) ayaa barnaamijka soo diyaarisay soona jeedineysa.
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan wareysi ay barnaamijka siisay fannaanadda Hiba Maxamed Huddoon (Hiba Nuura).
Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeybtii 3-aad ee wareysi ay Caasha Ibraahim Aadan la yeelatay Maxamed Yuusuf oo ku magac dheer Badda oo ah hal-abuure heeso badan sameeyey
Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeybtii 2-aad ee wareysi ay Caasha Ibraahim Aadan la yeelatay Maxamed Yuusuf oo ku magac dheer Badda oo ah hal-abuure heeso badan sameeyey
Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan wareysi ay Caasha Ibraahim Aadan la yeelatay Maxamed Yuusuf oo ku magac dheer Badda oo ah hal-abuure heeso badan sameeyey oo ay ku jiraan kuwo uu xaaskiisa u sameeyay.
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeyb kale oo ka mid ah wareysi ay Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) la yeelatay hal-abuure Cabdixamiid Xasssan (Cabdixamiid Celcelis).
WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Cadar Axmed Kaahin oo nala wadaageysa sheekooyin qosol leh oo ku saabsan Soomaalida qurbaha. Sheeko kale oo ku saabsan maalqabeen 26 jir ah iyo dhaqaalaha xad dhaafka ah ee uu ka sameeyo baraha bulshada ayaad iyana maqli doontaan.
WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo qeybtan kaga sheekeynaya heesaha ay qaadday Allaha u naxariistee Xaliima Khaliif Cumar (Magool). Barnaamijka waxaa noo haysa Caasha Ibraahim Aaden.
WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa. Barnaamijka waxaa noo haysa Caasha Ibraahim Aaden.
Kuwo kale