Xoghayaha guud ee IGAD, Eng. Maxbuub Macallin ayaa sheegay in ciidamo ka socda IGAD oo aan la kala soocin loo dirayo Somalia.
Howlgalka ciidamada Badda ee Midowga Yurub ee la dagaallama burcad-badeedda ayaa muddada loo kordhiyay tan iyo dhamaadka 2012-ka.
Qarax xooggan ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhintay, 70-kelana way ku dhaawacmee
Madaxweyne ku-xigeenka Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in Maraykanku uu Kenya caawin doono haddii ay la yimaaddaan maamul wanaag.
M/weyne kuxigeenka Maraykanka Joe Biden iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho sadex maalin ah uga bilaabatay Nairobi, Kenya
Qarax bambaano nooca loo yaqaan (F1) ayaa ka dhacay masaajid ay wadaada Takfiirku ku leeyihiin gudaha Kismaayo.
ciidamada badda ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay koox burcad-badeed Somali ah oo afduubatay dooni kaluumaysi.
Safiirka Eritrea u fadhiya Kenya Salah Omaar ayaa xusay inaysan aqoonsanayn DKGM. Safiirku wuxu ka hadlay cunaqabateynta QM ee Eritrea.
Maamulka Al-Shabab ee Beled-xaawo ayaa kulan la qaatay maamulka Mandeera ee Kenya. kulankan waxay dhinacyadu uga hadleen ammaanka xadka.