Ugu yaraan lix askari oo ka tirsan ciidanka dowladda KMG ah ayaa maanta lagu dilay qarax ka dhacay bar kontorool oo ay joogeen.
Ra’iisal wasaaraha Somalia, Maxamed Farmaajo, ayaa sheegay in loo baahanyahay in dib loo baadi goobo hantida ka maqan qaranka.
Hogaanka ururka Xisbul-Islaam oo kulan ku yeeshay goob aan la sheegin ayaa isku raacay in layska difaaco weerarada kooxda al-shabaab.
Agaasimaha xafiiska hay'adda UNHCR ee Soomaaliya Mr. Brunno Geddo ayaa ka deyriyay xaaladda dadka ku barakacay gudaha dalka Soomaaliya.
Maleeshiyooyinka kooxaha al-shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa maanta gelinkii hore ku dagaalamay degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay.
Shir lagu dhexdhexaadinayay laba beelood oo ku dagaalamay miyiga gobolka Mudug ayaa lagaga dhowaaqay xabadjoojin iyo wadahadal.
Iyadoo maanta loo asteeyay maalinta xuquuqda aadamaha ee caalamka ayaa waxaa dunida ka dhacay xaflado la xiriira xuquuqda aadamaha.
Ugu yaraan 3 qof oo uu ku jiro taliye boliis ayaa ku dhintay kaddib markii qarax lagula beegsaday magaalada Boosaaso.
Somaliland ayaa qaadacday tababar la siinayo ciidamo Puntland ah oo ay sheegtay in loo isticmaali karo gobollada ay ku muransan yihiin.
Ugu yaraan 5 ruux ayaa ku dhimatay, kuwo intaa ka badanna waa ay ku dhaawacmeen dagaalo ka dhacaya waqooyiga magaalada Muqdisho.
Ugu yaraan labo askari ayaa ku dhimatay, saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo maanta lagu weeraray booliska Kenya ee Nariobi.
FIFA ayaa ku dhowaaqay in Dalalka Ruushka iyo Qatar ay marti galin doonaan Koobka Adduunka ee la qaban doono sanaddaha 2018 iyo 2022.
Burundi ayaa xaqiijisay inay ciidamo dheeri ah geysay Soomaaliya, kuwaasoo lagu xoojiyay ciidanka hawlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM.
Deegaanada Soomaalida ee Geeska Afrika waxaa maanta lagu qabtay munaasabado dadka lagaga wacyigelinayo khatarta cudurka HIV/AIDS-ka.
Xeer ilaaliyihii maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari G/sare Cabdulaahi Saalax Shirwac ayaa casar gaabadkii lagu dilay Boosaaso.
Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni ayaa socdaal taariikhi ah ku tegay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Maleeshiyada al-Shabaab iyo Ahlu-Sunna ayaa markale ku dagaallamay tuulada Waro-Dhuumoleh ee Galguduud, dagaalka ayaa dhaliyay dhimasho.
Donald Payne oo ka tirsan Congress-ka dalka Maraykanka ayaa ka hadlay xukuumadda cusub ee Soomaaliya, wuxuuna ku baaqay in la ansixiyo.
Ra'iisul-wasaare DKMG Max'ed Farmaajo ayaa dhamaystiray golihiisa wasiiradda, wuxuna magacaabay 9 wasiiru-dowle iyo 18 wasiir ku-xigeen.
Waxaa si weyn looga ciiday guud ahaan magaalooyinka geeska Africa. Madaxda gobolka ayaa jeediyay khudbaddo ku aadan Ciidda Carafo.
Kuwo kale