Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 14aad ee Qabyo qoraalka oo ku saabsan Maaliyadda Guud.
Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 13aad ee Qabyo Qoraalka oo ka hadlaya Hay'adaha Dowlad-Goboleedyada
Madaxweynaha DKMG, Shariif Sh. Axmed ayaa magacaabay guddi ka kooban 5 xubnood oo wadahadal la gali doono Somaliland.
Boggan waxaad ka akhrisan kartaa Cutubka 12aad ee Qabyo-qoraalka oo ku saabsan Heerarka kala Duwan ee Shaqaalaha dowladda ee Rayidka.
Boggan ka akhriso Cutubka 11aad ee Dastuurka Qabyo qoraalka oo ka hadlaya Guddiyada Qaranka, Xafiisyada iyo Hay'adaha Madaxa Bannaan
Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 10aad ee qabyo-qoraalka dastuurka oo ku saabsan Garsoorka.
Dhul-gariir cabirkiisu yahay 8.6 ayaa ku dhuftay dhul-xeebeedka waqooyi-galbeed ee dalka Indonesia.
Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 9aad ee qabyo-qoraalka dastuurka oo ku saabsan Laanta Fulinta ee Federaalka.
Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 8aad ee Qabyo-qoraalka Dastuurka cusub oo ka hadlaya Baarlamaanka Federaalka.
Boggan waxaan ka akhrisan kartaa Cutubka 7aad ee dastuurka qabyo-qoraalka oo ka hadlaya Qaab-Dhismeed Federaalka ee Jamhuuriyadda
Boggan waxaad ka akhrisan kartaa cutubka 6-aad ee Qabyo-qoraalka Dastuurka oo ku saabsan Matalaadda Shacabka.
Boggan ka akhriso cutubka 5-aad ee Qabyo-Qoraalka dastuurka cusub oo ku saabsan Dhul, Hanti iyo Degaan.
Ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia ayaa maanta dagaal ku qabsaday Qansax-Dheere iyo Ufurow oo ka tirsan gobolka Bay.
Ciidamo gaaraya 100 Askari oo ka tirsan AMISOM ayaa la geeyay magaalada Baydhaba. Ciidanka ayaa ka kooban 50 Burundi iyo 50 Uganda ah.
Idaacadda Shabelle ayaa sheegtay in niman hubeysan ay galabta Beledweyne ku dileen weriye Mahad Salad Adan oo ka tirsanaa idaacaddaasi.
Boggan ka akhriso cutubka 4-aad ee dastuurka qabyo-qoraalka. Cutubkan wuxuu ka hadlaya "Waajibaadka Jamhuuriga ah"
DKMG ayaa canbaareysay qaraxii ka dhacay tiyaatarka Muqsidho. Dowladdu waxay kaloo magacowday laba guddi oo heer wasiir ah.
Halkan ka akhriso qoraalka Cutubka Labaad ee Qabyo-qoraalka Dastuurka cusub oo ka hadlaya Jinsiyadda, kana kooban 6 qodob.
Halkan ka Akhriso cutubka koowaad ee qabyo-qoraalka dastuurka cusub ee Soomaaliya, wuxuuna ka kooban yahay 8 qodob.
Boggan waxaan ku soo gudbinaynaa cutubka 3aad ee Qabyo-Qoraalka Dastuurka oo ka hadlaya Xuquuqda Aasaasiga ah kana kooban 32 qodob.
Kuwo kale