Shirkii Garowe ayaa maanta hakaday oo lagu kala kacay kaddib markii la isku afgaran waayay hannaanka awood-qeybsiga ee 4.5
Waxaa magaalada Garowe ka bilaabmay wajigii 2aad ee shirka wadatashiga kooxaha Soomaaliya. Shirkan ayaa soconaya 3 maalmood. (Sawirro)
Ciidamadii ugu horreeyay ee ka socda Jamhuuriyadda Djibouti ayaa maanta ka dagay garoonka dayuuradaha ee Muqdisho (SAWIRRO)
Wafdi ka socda xafiiska QM ee Somalia ayaa maanta ka dagay Muqdisho si ay u dhex-dhexaadiyaan baarlamaanka Somalia oo muranka dhaxeeyo.
Kenya ayaa wacad ku martay inay weerarro hawada ah ay la beegsaneyso goobaha Al-Shabaab kataliso, gaar ahaan Afgooye, Marka iyo Baraawe.
Guddoomiyaha baarlamaanka KMG Shariif Xasan ayaa maanta dib ugu noqday Muqdisho isagoo sheegay in lafurayo fadhiyada baarlamaanka.
Gabdhaha xulka qaranka ee kubada koleyga Soomaliya ayaa maanta 66 iyo 47 dhibcood uga badiyay xulka Qaranka gabdhaha ee dalka Kuwait.
Ku-xigeenka wakiilka XGQM ee Somalia Christian Manhal ayaa ku dhawaaqay inuu dib u dhacay wakhtigii la qaban lahaa shirka Garoowe
Wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda VOA ayaa Afhayeenka Baarlmaanka DKMG ee Somalia uu sheegay in talaabidaasi ay tahay sharci-darro
Qaar ka mid Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta gacanta isula tagay Muqdisho. Dhageyso warbixinta iyo wareysiyo. (SAWIRRO)
Madaxweyne Shariif ayaa sheegay inuu ka wel-welsan yahay go'aanka kediska ah ee xildhibaannadu ay xilka uga qaadeen guddoomiye Shariif
Muran cusub ayaa soo kala dhexgalay baarlamaanka kaddib markii 280 xildhibaan ay sheegeen in xilkii laga qaaday guddoomiye Shariif Xasan
Xoghayaha Difaaca Maraykanka Leon Panetta iyo Mweyne Geelle ayaa kawada hadlay xaaladda Soomaaliya, Al-Shabaab iyo al-Qaacidada Yemen.
280 Mudane oo Muqdisho ku kulmay ayaa sheegay in xilkii laga qaaday guddoomiye Sharif Xasan iyagoo shir guddoon u doortay Madoobe Nuunow
Qarax xooggan ayaa ka dhacay maanta degmada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, askari ayaa dhintay, sagaal kalena waa dhaawac.
Magaalada Baardheere waxaa maanta loo geystay duqeyn cirka ah. Goobjoogayaal ayaa sheegay in la bartilmaamedsaday xarun quudin & Iskuul
Qarax ismiidaamin ah iyo qarax kale ayaa ka dhacay Villa Baydhaba iyo deeggaanka Dharkiinleey. Ugu yaraan 9 qof ayaa ku dhintay maanta
Sudan ayaa eriday safiirka Kenya ee Khartoun kaddib markii maxkamadda sare ee Kenya ay shalay amartay in lasoo xiro madaxweynaha Sudan.
XGQM Ban Ki-moon ayaa si weyn u canbaareeyay tallaabada ay Al-shabaab shaqada uga joojisay dhowr hay'adood oo samafalka ka shaqeeya.
Madaxda IGAD ayaa Ethiopia ka codsaday inay taageerto dagaalka ka dhanka ah Al-Shabab ee ay wadaan AMISOM, Kenya iyo DKMG ee Soomaaliya
Kuwo kale