Barnaamijka Caweyska Washington waxaan toddobaadkan idiinku haynaa lamaane jaceyl muddo dheer ah soo dhex maray, kuwaas oo dhintay iyaga oo gacmaha is haysta, sheekadaas barnaamijka ayaad kaga boganaysaa.
Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku maqli doontaan suugaan xiiso leh oo ay inala wadaagayaan qaar ka mid suugaanyahanada da'da yar
Cawayska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli kartaan qeyb kale oo ka mid ah sheekadii jaceylkii Cilmi Boodhari.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qubanayaal xiiso badan oo ay ka mid tahay maanso ay isu tirinayaan lamaanayaasha is-guursada ee kala da'da weyn.
Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington, waxa la diyaar ah Sahra Ciidle Nuur.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qubanayaal xiiso badan, waxaana soo diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur
Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan waxa inala socodsiinaysa Sahra Ciidle Nuur, waxaana ku jira qubanayaal kala duwan oo xiiso leh
Ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington, oo toddobaadkan xiiso gaar ah leh. Sahra Ciidle Nuur, ayaa la diyaar ah.
Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Caweyska Washington, waxana toddobaadkan la diyaar ah Sahra Ciidle Nuur.
Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku maqli doontaan qubanayaal xiiso badan, waxaana inoo soo diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur
Kusoo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington ee todobaadkaan. Waxaa soo diyaarisay isla markaana soo jeedin doonta, Sahra Ciidle Nuur.
Kuwo kale