Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidadda Toddobaadka, oo aannu ku eegi doonno wax-yaabihii u qabsoomay AMISOM muddadii ay Soomaaliya joogeen.
Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Barnaamijka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay is casilaadda reysal wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, iyo saameynta ay ku yeelan karto siyaasadda iyo nabad galyada Itoobiya.
Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Barnaamijka maanta waxa uu ku saabsan yahay hal sano kadib doorashadii madaxweye Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.
Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta diiradda ku saareyno khilaafka ka dhaxeeya dalalka Itoobiya iyo Masar ee ku aaddan biya xireenka ay Itoobiya ka damacsan tahay inay ku sameyso wabiga Nile.
Dhageysatayaal ku soo dhawaada barnaamijka faaqidaadda Toddobaadka oo aannu ku eegi doonno maqaamka Muqdisho ay yeelaneyso.
Ku soo dhawaada dhageystayaal Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Waxa uu barnaamijka ku saabsan yahay hal sano ayaa ka soo wareegatay markii uu xafiiska la wareegey madaxweyne Trump.
Ku soo dhawaada markan barmaajikii Faaqidaadda Toddobaadka oo aan diiradda ku saareyno qulqulka tahriibka iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan dalka Libya.
Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo maanta xiiso gaar ah leh. Waxa soo jeedinaya soona diyaariyay Haaruun Macruuf.
Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka, wuxuu ku saabsanyahay todobaadkan, Shirka madasha aragti wadaaga Soomaalida ee todobaadkan ka dhacay dalka Jabuti.
Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta diiradda ku saareyno weerarada ka dhanka ah al-Shabaab oo kordhey. Mareykanka ayaa dhawaanahan duqeymo xooggan ka geysanayay Soomaaliya. Ma tahay kuwa Shabaab looga adkaan karo sidey hadda wax ku socdaan?
Kuwo kale