Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaakani waxa uu ku saabsan yahay khilaafka ka dhex taagan hay’adaha Qaramada Midoobay iyo maamulka Somaliland. Barnaamijka waxaa magaalada Hargeysa ku soo diyaariyay Khadar Maxamed Cakulle.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaakani waxa uu ku saabsan yahay kaalinta dalalka Carabta ee doorashada Somalia oo dadka siyaasadda falanqeeyaa sheegaan in mar-marka qaarkood ay saameyn taban ku leedahay
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ka hadlayaa doorsashada Baarlamaanka 2aad ee Dawlad-goboleedka Hirshabeelle
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay in Somalia ay ka dhici karto doorasho ka maran musuqmaasuq, waxaana magaalada Nairobi ku soo diyaariyey wariyaha VOAda Khadar Maxamuud Xareed
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan waxyaabaha la doonayo in madaxda Somalia iyo guddiyada doorashadu ay qabtaan ka hor doorashooyinka soo socda
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay siyaasadda Somalia iyo sida arrimaha badan oo dawladda horyaalla loo qaban karo muddada yar u hartay
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay heshiiskii magaalada Muqdisho ku dhexmaray madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedkyada iyo sida uu ku fuli karo
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay siyaasadda Somalia, waxaana magaalada Muqdisho ku soo diyaariyey wariyaha VOAda Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay xaaladda kala guurka siyaasadeed ee Soomaaliya ay gashay xilli ay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo aan qeyb ka aheyn shirkii Dhuusamareeb 3 ay haatan ku sugan yihiin Muqdisho.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay suurto galnimada in la qabto doorasho xiligeedii ku dhacda, iyada oo uu jiro is-ogol siyaasadeed oo u dhexeeya dhinacyada siyaasadda ee Somalia
Shirka Dhuusamareeb 3 oo qodobbo ay dhinacyadu ku heshiiyeen, ayaa waxa uu imaanaya iyadoo beesha caalamka ay walaac ka muujisay ka maqnaashiyaha shirka ee madaxda Jubbaland iyo Puntland.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay xaaladda cakiran ee siyaasadda Somalia, xilli madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku jiro daqiiqadihi u dambeeyey ee uu ra'iisal wasaare cusub ku soo xulan lahaa
Kuwo kale