Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda Soomaaliya ee dilalka u geysta dadka rayidka ah.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta isbeddelka cimilada uu ku yeeshay dalalka Geeska Afrika.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dhaqaalaha Soomaaliya iyo caqabadaha ku gadaaman, ayada oo wafdi sare oo ka socda dowladda federaalka ay magaalada Washington kulamo kula leeyihiin hay’adaha maaliyadda ee caalamka.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xukunadda ay qaado maxkamada Cadaaladda Aduunka iyo sida dalalka ay u fuliyaan, maxaase dhacaya haddii aan la fulin.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxyeellada gudniinka fircooniga uu u gaysto gabdhaha, ayada oo warbixin cusub ay sheegeyso in sanadihii dhowaa ay kordheen gabdhaha la gudayo.
Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaqiijinta qoondada dumarka ee Baarlamanka Soomaaliya, iyo dadaalka dumarka ku jira baaralamanka.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay falalka amni darro ee dhawaanahan ka dhacayay Muqdisho, gaar ahaan kuwa la xiriira arrimaha qoyska.
Barnaamijka BandhiggaVOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay afka iyo qoraalka Soomaaliga.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Switzerland.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay loolanka awoodeed ee dunida iyo saameynta faragelin ka dhalata ay ku yeelan karto doorashooyinka caalamka ka dhacaya sanadkan 2024-ka.
Kuwo kale