Horyaalka Kubadda Koleyga Afrika (BAL) xilli ciyaareedkiisii seddexaad ayaa Sabtidii ka furmay garoonka Dakar Arena ee magaalada Dakar ee dalka Senegal. Kulankii ugu horreeyey ayaa kooxda ABC Fighters ee dalka Ivory Coast waxay 76-70 kaga adkaatay kooxda ay martida u ahayd AS Douanes.
Kooxda AS Sale ee dalka Morocco ayaa 91-84 kaga adkaatay kooxda DUC ee Senegal, cayaar ka tirsaneyd horyaalka Kubadda Kolayga Afrika ee BAL .
Kooxda ka socota Rwanda ee REG ayaa 75-74 kaga adkaatay kooxda US Monastir ee dalka Tunisia, cayaar ka tirsaneyd Horyaalka Kubadda Kolayga (BAL) oo ka socda magaalada Dakar ee dalka Senegal.
Kooxda SLAC ee dalka Guinea ayaa 90-74 kaga adkaatay kooxda CFV Beira ee dalka Mozambique, cayaar ka tirsaney horyaalka kubadda kolayga Afrika (BAL) ee ka socda magaalada Dakar ee dalka Senegal.
Kooxda CFV Beira ee dalka Mozambique ayaa 98-92 kaga adkaatay kooxda Dakar University Club (DUC), cayaar ka tirsaneyd xilli cayaareedka labaad ee Horyaalka Kubadda Kolayga Afrika (BAL), oo ka socda magaalada Dakar ee dalka Senegal.
Kooxda US Monastir ee Tunisia ayaa Axaddii March 6, 2022, waxay 77-71 kaga adkaatay kooda CFV Beira ee dalka Mozambique, maalintii labaad ee cayaaraha Horyaalka Kubadda Kolayga Afrika ee BAL oo ka socda magaalada Dakar ee dalka Senegal.
Kooxda dalka Rwanda ee REG BBC ayaa kaga adkaatay kooxda AS Salé ee Morocco 91-87, cayaartii labaad ee maalinkii koowaad ee Horyaalka Kubadda Kolayga Afrika ee (BAL), cayaartaas oo ka dhacday magaalada Dakar ee dalka Senegal, March 5, 2022.
Kooxda Kubadda Koloyga ee Seydou Legacy Athletique Club (SLAC) ee waddanka Guinea ayaa guul ka gaartay furitaanka koobka Sahara ee kooxaha horyaallada Africa, kadib markii ay 85-70 uga adkaatay kooxda Dakar Universite Club (DUC) ee dalka Senegal ciyaar kadhacay garoonka Dakar Arena Sabtidii.
Kooxda Zamalek ee dalka Masar ayaa 76-63 kaga adkaatay Kooxda Tunisia ee US Monastir, ayada oo ku guuleysatay horyaalkii ugu horreeyey ee Kubadda Kolayga Afrika ee Basketball Africa League (BAL).
Kooxda US Monastir ee dalka Tunisia ayaaa 87-46 kaga adkaatay kooxda Patriots BBC ee dalka Rwanda, ayada oo kooxda Zamalek ee dalka Masar kula biirtay cayaarta final-ka ee Horyaalka Kubadda Koleyga Afrika ee Basketball Africa League (BAL).
Afar koox ayaa u gudubtay wareegga afar dhammaadka ee horyaalka kubadda kolayga Afrika ee Basketball Africa League (BAL), kaasi oo ka socda magaalada Kigali ee caasimadda dalka Rwanda.
Kooxda Zamalek ee Masar ayaa 82-53 kaga adkaatay kooxda Forces Armes et Police Basketball ee Cameron, cayaartii sideed dhammaadka ee horyaalka Basketball Africa League (BAL), halka ay kooxda Clube Atltico Petroleos de Luanda ee Angola ay 79-72 kaga adkaatay kooxda AS de Sal ee Morocco.
Kuwo kale