Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biyo la'aan ka jirta xerada Dhadhaab


Saddex maalmood ayey xaalad biyo la’an ah ku sugan yihiin in ka badan 2,000 kun oo qoys oo ku nool xerada qaxootiga ee Dhagaxley ee ka tirsan xeryaha Dhadhaab kadib markii ay jabeen ceelashii biyaha ay ka dhaansan jireen qaxootiga.

Dhibaatadan ayaa ku qasabtay qoysaska qaarkood ee awoodi kara inay biyaha iibsadaan, iyadoo 20-kii liitar ee biyaha laga siiyo 5 shilin oo ah lacagta Kenya ah, balse dadka intooda badan ka awoodi karaan.

Wariyaha VOA da ee xeryaha Dhadhaab Cabdisalaan Salas ayaa warbixintan noo soo diray.

Biyo la'aan ka jirta xerada Dhadhaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00


XS
SM
MD
LG