Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa laga filayaa doodda caawa dhex mari doonto Biden iyo Trump?


Doodda Biden iyo Trump
Doodda Biden iyo Trump

Labada murashax ee lagu wado in ay ku tartamaaan doorashada madaxtinimada Mareykanka ee kala ah, madaxweynaha xilligaan Joe Biden iyo madaxweynihi hore Donald Trump, ayaa lagu wadaa in caawa ay isaga hor yimaadaan dooddi ugu horreysay ee sannadkaan.

Doodda oo ay marti-gelintiisu leedahay CNN, ayaa waxaa daawan doono malaayiin ruux oo Mareykan ah. Sidoo kale kale waxaa laga daawa doonaa guud ahaan caalamka.

Haddaba, maxaa laga filayaa dooddan, su'aashaasi iyo kuwo kale ayay Sahra Cabdi Axmed weydiisay, Cabdigafar Cabdi Wardheere oo ka faalloodo arrimaha Mareykanka, kuna nool gobolka Virginia.

Maxaa laga filayaa doodda caawa dhex mari doonto Biden iyo Trump?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG