Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biden oo ka hadlay walaaca ka dhashay bandhiggiisii liitay ee dooddii uu la galay Trump


Biden continuará en las elecciones después de su actuación en debate presidencial
Biden continuará en las elecciones después de su actuación en debate presidencial

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihii ka hadlay walaaca ku saabsan waxa guud ahaan taageerayaashiisa iyo qolyaha dhexdhexaadka ah ay u arkeen bandhig liita oo ku aadan dooddii uu Khamiistii la yeeshay Madaxweynihii hore Donald Trump.

Qaar ka mid ah taageerayaasha ayaa hadda ugu baaqaya in uu ka haro tartanka madaxtinimada, laakiin falanqeeyeyaasha siyaasadda ayaa sheegaya in madaxweynaha hadda talada haya Biden uu weli hayo dariiqii uu ku xaqiijin lahaa magacaabista xisbigiisa ee musharraxnimada madaxtinimada.

Wariyaha VOA Veronica Balderas Iglesias ayaa warbixintan inoo diyaarisay. Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.

Biden oo ka hadlay walaaca ka dhashay dooddii uu la galay Trump
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG