Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Filibiin iyo Shiinaha oo ku heshiiyey in ay xiisadda dejiyaan


Dowladaha Filibiin iyo Shiinaha ayaa ku heshiiyey Talaadadii inay "dajiyaan xiisadda u dhexeeysa ee badda Koonfurta Shiinaha, sida xukuumadda Manila sheegtay kadib markii iska horimadyo xooggan ay ka dhaceen biyaha lagu muransan yahay bishii la so dhaafay.

Filibin iyo Shiinaha waxaa ka dhaxeeya muran dhuleed soo jireen ah ee marin biyoodka muranka badan dhaliyay, balse dhacdadii bishii hore ayaa waxay ahayd tii ugu darneyd ee iska hor imaadyada isa soo tarayay.

Warbixin ay qortay AFP waxaa soo koobaya, Ibraahim Xassan Garabey Dandurey.

Filibiin iyo Shiinaha oo ku heshiiyey in ay xiisadda dejiyaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:56 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG