Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali la la'aa muddo 2 bil ah oo laga helay dalka Maldives


Waxaa dhowaan dalka Maldives laga helay saddex kalluumaysato Soomaali ah kuwaasi oo muddo ka badan laba bilood ku jiray badda kadib markii ay doontii cillad ku timid.

Kalluumaysatadan oo xilligan ku sugan jasiiradda Maldives oo laga helay 22-kii bishii hore ayaa la doonayaa in lagu soo celiyo Soomaaliya, sida uu VOA u sheegay mas’uul ka tirsan wasaaradda kalluumaysiga.

Cabdullaahi Cosoble Barre waa aabaha mid ka mid ah kalluumaysatadaas. Haaruun Macruuf ayuu uga warramay maqnaanshaha kalluumaysatadaas.

Soomaali la la'aa muddo 2 bil ah oo laga helay dalka Maldives
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG