Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afrika oo ku baaqeysa in isbeddel lagu sameeyo Golaha Ammaanka QM


Dalka Nigeria ayaa ku biiray baaqyada isa soo taraya ee ka soo yeerayaya madaxda Afrikaanka ah ee joogta shirka 79-aad ee Qaramada Midoobay ee ka socda magaalada New York ee dalka Mareykanka. Baaqyadaas oo ku aadan in isbedel lagu sameeyo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Afrika ayaa muddo dheer ku baaqeysa in matalaad joogto ah ay ka hesho golaha ammaanka ee ugu sarreeya adduunka. Wasiirka gaashaandhigga Nigeria oo khudbad ka jeedinayay wadahadal gaar ah oo is-dhexgal ah oo ka dhacay shir-madaxeedka, ayaa wuxuu sheegay in dib-u-habeyntu ay kor u qaadi doonto ka-qayb-galka iyo qoto-dheereynta nabadda iyo ammaanka adduunka.

Laakiin sida uu sheegayo Timothy Obiezu, qaar ka mid ah falanqeeyayaasha gobolka ayaa shaki qaba. Caasha Ibrahim Aden ayaa warbixinta nala socodsiinaysa.

Afrika oo ku baaqeysa in isbeddel lagu sameeyo Golaha Ammaanka QM
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:49 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG