Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sharaxaad: Maxay tahay shaqada Koongareeska Mareykanka?


Koongareeska Mareykanka oo ah laanta sharci-dejinta ee dawladda Mareykanka ayaa mas’uul ka ah soo jeedinta iyo ansixinta sharciyada heer qaran.

Laakiin sannadihii u danbeeyey, sharciyo aad u yar ayaa ka soo gudbay Koongareeska kuwaasi oo gaaray miiska madaxweynaha si uu u saxiixo.

Alex Gendler ayaa warbixintan ku sharaxaya shaqada Koongareeska Mareykanka. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Sharaxaad: Maxay tahay shaqada Koongareeska Mareykanka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG