Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan wararka been-abuurka iyo marin-habaabinta ah


Marka aynu ka hadlayno xorriyadda hadalka, inkastoo garaadka macmalka ah uu hagaajin karo war isgaarsiinta, waxa uu wataa caqabadihiisa marka ay noqoto in loo adeegsan karo marin-habaabinta dadweynaha ku taxnaa xogaha warbaahinta, iyo xataa in lagu xakamayn karo xorriyadda hadalka, sida ay khubarada caalamka ku doodayaan.

Warbixintan waxaa inoo diyaariyey Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.

Dhageyso warbixinta wararka marin-habaabinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG