Isku xirrada

War Deg-Deg ah

U.S. iyo China oo Ku Kala Tagay Kulankoodii Ganacsiga ee Washington


Kulan xagga ganacsiga ah oo ay Dowladaha Maraykanka iyo Shiinaha ku laheeyeen Magaaladan Washington ayaa ku soo gaba-gaboobay heshii la’aan. Kulanka oo ay ka qayb galeen masuuliyiin sar sare oo labada dowladood ka kala socda ayaa looga hadlayay sidii xal loogu heli lahaa badeecadaha kala duwan ee ay dowladda Shiinaha u soo dhoofiso dalka Maraykanka, iyo sidoo kale, sidii xal looga gaari lahaa fikradaha Marayku leeyahay ee ay xaddo dowladda Shiinaha.

Arrimahan ayay Caasho Ibrahim Aden ka wareystay C/qafaar Cabdi Wardheere oo ku taqasusay horumarinta caalamiga.

Dhageyso Faalada Ganacsi ee Labada Waddan
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00

XS
SM
MD
LG