Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qoyska: Muna Ismaaciil


Muna
Muna

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkna waxaa marti ku ah Muna Ismaaciil Maxamed oo ka mid ah gabdhaha Soomaalida ah ee ganacsiga ku leh magaalada Columbus ee gobolka Ohio. Muna waxa ay leedahay dukaan lagu iibiyo khudradda, hilibka oo oo ku jiro kan geela iyo caanihiisa, iyo guud cunooyinka ay qoysasku u baahan yihiin kuwaas oo dalka Maraykanka looga yaqaano Hilib Xalaalka.

Dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran.

Dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:14 0:00

XS
SM
MD
LG