Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sida ay carruurta yar yar u qabatimaan aaladaha casriga ah sida telefoonada iyo ipadyada, iyo qaababka ay waalidiintu uga xakamayn karaan carruurtooda inay waqti badan adeegsadaan aaladahani.
Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.