Dhegaysiga marag-furka la xiriirka dambi-baarista lagu ogaanayo in madaxweynaha Maraykanka ee Donald Trump uu galay dambi sababi kara in Congressku xilka ka qaado ayaa si weyn u saameeyay wararka dalkan Maraykanka.
Ka sokow loolanka xoogga badan ee u dhexeeya labada xisbi ee Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga, waxa dhegaysigani uu muujiyay kaalinta ay dadka u soo haajiray Maraykanku ay ku leeyihiin taariikhda iyo mustaqbalka dalka, faahfaahinta warkan waxaa inoo haysa Caasha Ibrahim Aden.